Akhriso: 30-Dhibaato oo dadka Soomaaliyeed ku qabaan dalka Kenya

Ma yara Dhibaatooyinka ay mar kasta u geysaneyso Ummada Soomaaluyeed Dowladda Kenya waxaana soo ururiyey 30 Dhibaato oo umaddeena loo geysto. Bal aan soo Koobo Dhibaatooyinkaas 1- Baddeenna oo ay ku soo xadgudubtey. 2- Dhulkeenii oo ay Boobeyso. 3- Darbi ay ka dhiseyso Xuduud Beenaadka taasoo 400 Km u soo Gashey Gudaha 4-Burburintii Shirkada isgaarsiinta … Continue reading Akhriso: 30-Dhibaato oo dadka Soomaaliyeed ku qabaan dalka Kenya